WAJAALE NEWS

“Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha, Waxaanu Faraynaa In Lasoo Qabto Cidii Dhaawaca Ugaysatay Xildhibaan Guruuje”Xil Cabdiqani.

BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Cabdqani Maxamed Aadan oo kamid xildhibaanada golaha deeganka degmada boorama ayaa xukuumada ugu baaqay in ay soo qabtaan cidii dhaawaca ugaysatay xildhibaan guruuje oo wali suuqa iska joogta isagoo masuuliyiinta ay khusayayso toos ula hadlay hadii arinntaa ay waxka qaban waayaan taliyaha ciidanka booliska iyo wasiirka arimaha guduhu ugu baaqay in deg deg usoo qabtaan si aan shacabku suuqa iskugu dilin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version