WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Tiro Agaasimayaal Guud Ah Iyo Masuuliyiin Kale+Magacyadooda!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi Ayaa xilka qaadis,magacaabis iyo ku badal ku sameeyay Agaasimayaal iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumadiisa.

Wareegtada madawxaynaha jsl uu masuuliyiintan ku magacaabay qaarna xilalka kaga qaaday ayaa si rasmi ah loo shaacin kuwaasi oo warbaahinta kaheshay masuuliyiinta uu magacaabay iyo kuwo uu ka qaaday xilalka qaarkood

Xubnaha cusub ee madaxweyne Biixi magacaabay Maanta .

1.Maxamed Caynab agaasimaha guud ee Wasaarada gaashaandhiga .

2.Cabdirashiid Caydiid Yaasiin agaasimaha guud ee W.dhalinyarada iyo ciyaaraha .

3.Ibraahim Cali Ismaacil agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha dhanka Amniga.

4.Cabdilaahi Jiidhe Agaasimaha guud wasaarada Hawlaha guud 5.Axmed Xasan Aw Aadan agaasimaha guud ee wasaarada Cadaalada .

6.Macalin Maxamed Soomaali Agaasimaha guud ee wasaarada Maalgashiga .

7.Axmed  Cabdi Ismaaciil agaasimaha fulinta komishanka xakameyñta AIDSka .

8.Cabdirashiid Cabdi agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha .

9.Cabdi Faarax Balal agaasimaha guud ee wasaarada biyaha .

10.Axmed/Yaasiin Muxumed Xasan (muxumed cade) Agaasimaha guud ee wasaarada qorsheynta somaliland

11.Cabdiraxmaan Musaabaqo gudoomiye ku xigeenka banka dhexe ee Somaliland.

12.Muxumed Xasan Jaamac ( Xodey )gudoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer .

13.Rooble  Cabdi  Muuse xubin gudida tacliinta sare ah .

14.Ibraahim Amiin Gadiid agaasimaha tacliinta sare .

15.Sharmaake Ismaaciil Idiris maareeye ku xigeenka hay’adda duulimaadyada Somaliland.

16.Xamse  Xaamud agaasimaha guud ee ganacsiga .

17.Cabdiqani Yusuf Galaydh agaasimaha guud ee wasaarada beeraha .

*Haamaha keydka shidaalka ……..wali mahayno magaca masuul loo magacaabay

*  Hay’adda wadooyinka ………??

Waxaa yagana xilki laga qaaday agaasime- yaashii guud ee wasaaradaha .

  1. Ganacsiga .
  2. Biyaha .
  3. Ciyaaraha .
  4. Komishanka xakameynta Aidska .
  5. Agaasimihii tacliinta sare .
  6. Hawlaha guud .

7.Maareeyihii kaydka haamaha shidaalka berbera.

Exit mobile version