WAJAALE NEWS

“Hargaysa In Ay Is Qayb Qaybiso Oo Ay Daamo Kala Sheegato, Waa Nasiib Daro Wayn”Cabdiraxmaan Saylici.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ka qaybgalay munasibad lagu dhagax dhigay cisbitaalka hargeisa international ayaa sheegay in  shacabka Somaliland iyo deegaanadu usiman yihiin mashaariicda haayaduhu dalka ka hirgalinayaan.

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in hargaysi is kala qayb qaybsi oo ay sheegato daamo 30sano.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version