WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Wax Laga Waydiiyay In Uu Xisbiga Ucid Kusoo Biirayo Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa wax laga waydiiyay warar hoose oo sheegaya in xisbiga ucid uu kusoo biiraya siyaasi maxamuud xaashi oo damacsan in uu la wareego hogaamintiisa.

Gudoomiye faysal ayaa sheegay in aanay warar kaasi waxba kajirin balse uu soo dhawaynayo haduu kusoo biro xisbiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version