JIG JIGA(W,N)-Baarlamaanka ismaamulka dawlad deegaanka itoobiya ayaa maanta madaxwaynaha DDSI Udoortay mustafe muxumed cumar ooh ore u ahaa madaxwaynaha.
Munaasibada dhaarinta madaxwaynaha ddsi ayaa waxaa kazoo qaybgalay madax ka kala socotay Somaliland,Kenya dawlada fadaraalka itoobiya iyo qaarkamid ah madaxda kililada itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;