WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Aw Ciise Jaamac Oo Kamid Ahaa Odoyaasha Gobolka Gabiley.

GABILEY(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada Gabiley Aas qaran loogu sameeyay Marxuum Awciise Jaamac Qaalib (Awciise Gacanloo) Oo kamid ahaa odoyaasha gobolka Gabiley door muhiimana kazoo halgankii dib uxorayta iyo dib Udhistii somaliland.

Waxaana aaska Marxuum Awciise kazoo qaybgalay Taliyaha Ciidanka Qaranka, wasiiro xukuumadu ka socday,Badhasaabka Gobolka gabiley, maayarka magaaalada gabiley, Madax-dhaqameed iyo dadwayne tiro badan.

Masuuliyiinta ka hadlay aaska marxuumka ayaa ka waramay Taariikh oday awciise iyagoo a tacsiyadeeyay  eheladii uu baxay Iyo guud ahaanba shacabka reer gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version