SALLAXLEY(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada degmada sallaxley ayaa saaka weerar lagu qaaday xili uu ku gudo jiray shaqada maxkamada kadib markii lagu dhaawacay iyadoo madaxa laga gaadhsiiyay nabaro culus.
Gudoomiyaha maxkmada sallaxley ayaa ka hadlay hada sida ay tahay xaaladiisa caafimaad iyo cida weerarka kusoo qaaday.
Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada sallaxley ayaa sheegay markii ninka dhaawac ugaystay in uu maxkamada ka baxsaday nin maxbuus ahaa.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;