WAJAALE NEWS

“Saleebaan Meel Uu Suldaanimada Kala Yimid Ma Garaynayo, Hadana Maalin Walba Dhibaato Ayuu Noosoo Hoynayaa,”Xil Guruuje.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur yuusuf (guruuje0 oo kamid xildhibaanad golaha wakiilada ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu ujeediyay suldaan saleebaan habaar ooo kamid ah madaxdhaqameedka ay isku deegaanka yihiin isagoo ugu baaqay in uu dadka ka fadhiisto ilaahay ayaa waxbixiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version