BOORAMA(W,N)-Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka awdal ayaa ka warbixiyay xaalada xanuunka coronavirus oo soo laba kacleeyay ayaa sheegay in bilihii ugu danbeeyay baadhintaan xanuunka covid19 lagu sameeyay 4037 qof halka xanuunka laga helay 349 qof.
Sidoo kale isuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka awdal ayaa faah faahin ka bixiyay dadka xanuunka laga helay iyo goobaha ay ka kala yimaadeen
Dhanka kale iskuduwaha wasaarada caafimadka e gobolka awdal ayaa sheegay in ay maanta xanuunkaasi ugeeriyoodeen Afar qof.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;