WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Xisbiga.

HARGAYSA(W,N)-Guoomiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “cirro” ayaa magacaabay gudida qaban qaabada shirwaynaha xisbiga oo qabsoomi doona dhamaad bisha soo socota

HALKAN KA AKHRI XUBNAHA UU UMAGACAABAY GUDIDA QABAN QAABADA SHIR WAYNAHA;

 

Exit mobile version