WAJAALE NEWS

Dhalinyarada Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Gabiley Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dhaafin.

GABILEY(W,N)-Dhalinyarada ku dhaqan magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley ayaa baaq udiray madaxwayne bixi oo ay ka dalbadeen in aanu gaadhi magaalada marka uu kazoo noqdo boorama una socdo gabiley.

Sidoo kale dhalinyrada ayaa sheegay in ay doonaya in madaxwaynaha ay kala hadlaan baahiyaha deegaankooda iyadoo madaxwaynaha ugu danbaysay wakhtigii uu ololaha ku jiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version