WAJAALE NEWS

Dawlada Sweden Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay Usafraan Dalka Itoobiya, Wadamada La Dariska ah!

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada ee Dalka Sweden Ayaa war ay soo saartay muwaadiniinteeda uga digtay in ay Usafraan dalka itoobiya iyo gobolka tigrey ee colaaduhu ka Jiraan halkaasi oo ay sheegtay in amaankoodu halis yahay,

Sidoo kale dawlada Sweden ayaa muwaadiniinteeda uga digtay Dalalka ay itoobiya dariska la ah sida Somaliya,Kenya Jabuuti Iyo Somaliland, iyadoo ku sobobaysa digniinta ay Muwaadiniinteeda udirtay in colaada itoobiya ku jirta oo ay Sheegeen in ku fidi karto wadamada la dariska ee ayn ku kusoo Sheegtay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version