TOG WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka maaliyada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada isgaadhsiinta ,ganacsiga xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo madax ka socotay shirkada dhisaysa wadada corridorka ayaa soo kormeeray halka aymarayso wadadani iyo gudaha magaalada wajaale oo la qorshayanaya in ay mustaqbalka wadadu dhinac kamari doonto magaalada.
Waxaana ujeeddada safarka waftigan ee magaalda wajaale ay ku tageen ka warbixiyay maamulada wajaale ee dhinaca Somaliland iyo itoobiya wasiiradka iyo qarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARKAN;