WAJAALE NEWS

DAAWO;-Macalin Baashe Ka Waramay Fal Isku Day Dil Ah Oo Lagula Kacay Iyo Laamaha Amaanka Oo Waxba Uqaban Waayay.

HARGAYSA(W,N)-Macalin baashe oo kamid ah macalimiinta reer Somaliland ee waxka dhiga dusgiyada gaarka loo leeyahay ee magaalada hargaysa ayaa ka waramay fal isku day dil ah oo lagula kacay isagooshil gaadhi lagu dhaawacay islamarkaana ilaa hadana lagu hayo weerar aanu garanayn cida uu danbi ka galay.

Sidoo kale macalin baashe ayaa sheegay in saldhiyada ciidanka booliska oo uu ugudbiyay falka loogaystay ay waxba uqaban waayeen

Dhanka kale macalin baashe ayaa baaq udiray xukuumada iyo dadwaynaha ku dhaqan xaafada axmed dhagax ee uu degan yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version