HARGAYSA(W,N)-Wasiirka waaarada warfaafinta jsl saleebaan cali koore ayaa ka hadlay dhacdooyinka maalmihii ugu danbeeyay dalka ka taagnaa ee bulshadu ku baahinyso baraha ay ku kulato isagoo sheegay in warbaahintii tvyda, wargaysyadu kasoo baxayaan islamarkaana loo guuray halkaasi cid waliba ku ciil baxayso.
Wasiir Koore oo ka hadlayay shir loo qabtay saxaafada ayaa sheegay in aan loo dul qaadanaynin in qofku iska baahiyo waxkasta oo qaranka lidku ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;