WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Sheegay In Taawarada Shirkadaha Aan Laga Saari Karin Gudaha Magaalada!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa ka waramay kulan uu la qaatay iyo arimaha ay ka wada hadleen

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta oo wax laga waydiiyay cabashada bulshada ee taawarada shirkadaha ayaa   sheegay in aan gudaha magaaladaa laga saari Karin biraha taawarada oo uu sheegay in dadku marwalba ubaahan yihiin internet.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version