|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Hadlay Ayax Tiro Badan Oo Galabta Lagu Arkay Magaalada Hargaysa Iyo Deegaano Kale.
August 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay ayax tiro badan oo galabta lagu arkay magaalada hargaysa iyo deegaano kale oo katirsan gobolka maroodi jeex. Sidoo kale Wasiirka beeraha ayaa sheegay in diyaaradaha la Dagaalama ayaxuhu ay ilaa shalay buufinayeen ayax Ismarkaana Uu kan galabta soo dulmaray caasimadu uu ahaa mid ay Diyaaraduhu buufiyeen, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wacdarihii Mohamed Farah Oo Ku Guulaysatay Orodka 3000 Kun Ee Mitir Ee Anniversary Games 2015 Iyo Us... Odayaal Iyo Waxgaradka Deegaanadii Dhawaan Shaqaaqadu Ka Dhacday Ee Gobolka Salel Oo Ka Biyo Diiday ... DAAWO;-Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Reer Boorama Runta Usheegay, Cadeeyay In Aanu Jirin Saami Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|