NARIOBI(W,N)-Raysalwasaaraha somaliya ayaa booqasho ku tagay dalka Kenya halkaasi oo uu kulamo kula qaatay wasiiro katirsan dawlada Kenya iyo madaxwayne uhuro kenyata.
Sidoo kale raysalwasaare rooble ayaa ka warbixiyay qodobada ay ka wada hadleen madaxwaynaha dalka Kenya oo mudooyinkii udanbeeyay uu labadal udhexeeyay khilaaf siyaasadeed
Dhanka kale raysalwasaaraha somaliya ayaa sheegay in muranka bada ka hadalkeeda ay udaayeen maxkamada caalamiga oo ay dawlada somaliya ugudbisay dacwadeeda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;