GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa ka warbixiyay olohii ay dawlada hoose waday ee muwaadin nala qurxi magaalada ee dhagxaanta magaalada lagaga ururiyay
Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa sheegay qaab cusub oo ay ubadaleen barnaamijkii magaalada lagaga ururinayay dhagxaanta iyo garanwaanga kaasi oo hada wixii ka danbeeyay xaafadaha magaalada uga socon doona si maalinle ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;