HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha haayada duulista iyo madaarada somalland oo hortagay golaha guurtida ayaa a warbixiyay arimaha duulista
Sidoo kale maareeye cumar sayid ayaa sheegay in aanay xukuumada somaliya joojin Karin diyaaradaha imanaya caasimada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;