WAJAALE NEWS

”Hogaan Xumadii Xiligaa Ina Haysatey Ayuunba Iminka Ina Haysata…”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo ka hadlayay munaasibad lagu soo bandhigay bug ka hadlay oo uu qoray mujaahid kamid ahaa snm ayaa sheegay in hogaan xumadii ina haysatay ilaa halgankii uun ay maantana ina haysato taasi oo sobobtay in ay mujaahidiin ay waayaan daryeel.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version