WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Gudo Galay Xeerka Shaqaalaha Iyo Su,aalo Ay Ka Waydiiyeen Gudoomiyaha Haayada!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada maanta moooshin galiyay xeerka shaqaalaha dawlada oo dib loogu soo celiyay kaasi oo ay xildhibaanadu cod ku meelmariyeen in dib looga dooda

Sidoo kale gudoomiyaha haayada shaqaalaha farxaan aadan haybe ayaa golaha usharaxay xeerkan

Dhanka kale xildhibaanada golaha ayaa su,aalo kala duwan ka waydiiyay xeerkan iyo sobobta haayado dawlada looga saaray xeerka shaqaalaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

Exit mobile version