HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiraxmaan cadami oo sheegay in si kale loo dhigay hadal uu ka yidhi arinta coldoon islamarkaana aanu odhan hala dilo
Sidoo kale cadami ayaa farta ku fiiqay cidii hadalkiisa qaloocisay isagoo fariinta udiray dadka hadalkiisii kazoo jawaabaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;