WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sh. Maxamed Ismaaciil Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Amarkii Ceerigaabo Lagaga Soo Saaray Iyo Wixii Uu La Kulmay Markii Uu Hargaysa Yimid!

“Anigu Waxaan Ahayn Nin Culimo Ah, Idin kula Hadli Maayo Afka Siyaasiga,  Waxaanan Doonayaa In Aan Ka Waramo, Wixii Ceerigaabo Igaga Dhacay Iyo Falkii Laygula Kacay”Sh, Maxamed Ismaaciil.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo kamid ah Culimada sommaliland Ayaa ka hadlay amar dhawaan lagaga Soo saaray gobolka sanaag oo ay hawlo nabadeed ujoogeen Isaga sheikh kale kadib markii amar kaga yimid dhinaca Xukuumada, talaabadaasi oo ay siwayn uga hadleen falka Culimada lagula kacay maayarka ceerigaabo iyo dadwayne kaleba.

Sidoo kale sheikh Maxamed ismaaciil ayaa faah faahin ka bixiyay falkan lagula kacay iyo sidii wax udhaceen.

Dhanka kale sheikh maxamed ismaaciil ayaa ka hadlay arinta Nabadayn ah oo ceerigaabo ujoogay Iyo ciday ka dhexaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version