HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali guray” oo kamid ahaa saraakiishii SNM Ayaa ka hadlay buuga laga qoray muj lixle Alle ha,naxariistee oo uu ku sifeeyay in uu ahaa shakhsi aan cidina isku dhererin Karin halgankii snm u ahaa Astaan Halgan.
Sidoo kale siyaasi cali ayaa ka hadlay guushii ay snm ku hanatay dib uxoraynta Somaliland iyo shakhsiyaad halganka udhex socday In ay xilal ku helaan ,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;