WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka G, Gabiley Oo Munaasibad Casho Sharaf Ku Maamuusay Hablaha Shaqo Qaran Ee Gobolka!

GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka Iyo ka degmada Oo Uu Horkacayo Maayarka Mohamed-Amin Omer Abdi, Badhasaab ku xigeenka, Maayar kuxigeenka iyo xoghayaha dowladda hoose ayaa habeenkii  xalay xaflad casho sharaf ah ku qabtay Hablaha Barnaamijka  shaqo qaran dafcadii 3Aad kazoo baxay Ee gobolka gabiley.

Munaasibadan casho sharafta ayaa ujeedadeedu ahayd sidii dhiiri galin loogu samayn lahaa hablaha kazoo qalin jabiyay.

Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay Badhasaab kuxigeenka Gobolka gabiley maayarka magaalada gabiley iyomasuuuliyiin kale.

Dhanka kale qaarkamid ah hablaha shaqo qaran ee munaasibada lagu maamuusay ayaa maamulka uga mahad celiyay casuumada ay ufidiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version