WAJAALE NEWS

“Aqoontu Waxay Hagaajisaa Dawladaha, Waxayna Soo Saartaa Hogaamiyayaal Wanaagsan”Maxamuud Xaashi

“Way Sahlan Tahay In Lasoo Saaro Dalag, Dahab Iyo Duunyo, Balse Ma Sahlana In Lasoo Saaro Dad Leh Aqoon Durugsan”Siyaasi Maxamuud Xashi.

“Aqoontu Waxay Hagaajisaa Dawladaha, Waxayna Soo Saartaa Hogaamiyayaal Wanaagsan”Maxamuud Xaashi

BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamuud xaashi oo ka qaygalay Munaasibad ay arday kaga qalin jabinaysay jaamacada ILO Ayaa Ugu horay bogaadiyay ardayda waxbarashada dhamaysatay iyo Waalidiintii kusoo tabcayba.

Sidoo kale siyaasi Maxamuud xaashi ayaa  ka hadlay doorka Aqoontu ku leedahay in uu dal sameeyo horumar islamarkaana ay soo baxaan dad aqoonle oo wax hogaamin kara.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version