WAJAALE NEWS

Xukuumada DDSI Oo Si Kulul Ucanbaaraysay Weerar Ciidamada Canfartu Kusoo Qaadeen Gobolka Siti Oo Lagu Laayay Dad Shacab Ah.

.JIG JIGA(W,N)-War-saxafadeed kasoo baxay Maamulka dawlad Deegaanka somaliya ayaa si kulul Loogu canbaareeyay dagaal Ay ciidamada ismaamulka canfartu kusoo qaaden deegaano katirsan gobolka siti kaasi oo ay ku xasuuqeen dad shacabka.

Sidoo kale maamulka dawlad deeganka somalida ayaa sheegay in heshiishkii hore  looga gaadhay colaadii ka taagnayd gobolka siti in ay dawlada fadaraalka ee itoobiya damaanad qaaday abniga dadka ku dhaqan deegaankaasi balse aanay taasi wax ka suurtoobin lagu gumaaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan halka qaarna ay ka barakaceen dagaaladaasi

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version