HARGAYSA(W,N)-Dawladaha Somaliland iyo itoobiya ayaa lafilayaa in ay dhawaan kala sexeexdaan heshiish ku saabsan isticmaalka dekeda berbera oo ay kala soo degayso alaabihii ugu badnaa sanadaha soo socda
Kulan magaalada hargaysa lagu qabtay ayaa lagaga hadlay heshiishka ay labada dhinac kala sexeexanayaa
Wasaarada maaliyada Somaliland ayaa ka hadashay heshiish ay labada dal kala sexeexan doonaan
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;