WAJAALE NEWS

Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Ka Hadlay Xaalada Boorama, Dhalinyaro Loo Xidh Xidhay Calanka Somaliya Iyo Arday Lagu Dilay Jaamacada Camuud!

BOORAMA(W,N)-Sheekh maxamed siciid saaweer oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa khudbadii salaada jimce kaga hadlay xaalado maalmihii udanbeeyay ka taagnaa magaalada boorama dhalinyaro loo xidhi xidhay calanka somaliya oo ay lasoo baxeen

Sidoo kale sheikh saaweer ayaa ka ahdlay arday jaamacada camuud katirsanaa oo uu toogtay askari katirsan ciidanka boolisku

Dhanka kale sheikh siciid ayaa dadwaynaha reer awdal usheegay In calanka tawxiidka ee Somaliland ay leeyihiin islamarkaana ay sameeyeen dad reer boorama kazoo jeeda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version