HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Aadan Oo Kamid ah Culimada Somaliland ayaa saaka ka qaybgalay ololihii Magaalada lagaga nadiifinayay qashinka ayaa maayarka Caasimada iyo dawlada hoose ku bogaadiyay talaabada ay Qaadeen ee magaalada lagu nadiifinayo isagoo sheegay in ay muhiim tahay In laga faa,iidooyinka awooda shacabka
Sidoo kale Sheikh Maxamed Aadan Oo bulshada xaafada 26juun kala qaybgalay ololaha nadiifinta caasimada ayaa madaxda ugu baaqay in arinta ololuhu aanay noqon bil iyo labada bilood balse tahay in la joogteeyo. Isagoo ugu baaqay in ay bulshada qaybaheeda ganacsato iyo cidwalba ay ka qaybgalaan ololahan
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;