DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan aw mxamuud Buurmadow oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa si tiiq tiiqsile uga hadlay xaalada madaxwayne biixi iyo guuldaradii kazoo gaadhay doorashadii dalka ka dhacay iyo faro madhan oo u ka jooga xildhibaanada golaha wakiilada oo uu doonayay in ay doortaan faratoon
Boqor buurmadow ayaa qoraal uu ku baahiyay facebokga kaga hadlay arimahaasi iyo jabka biixi wuxuna udhignaa sidan;
Allaw Alle
Walee caawoo kale uun. Buu geeraar ii egyahay
Qisaba qisay keentaaye
Beribaa reero meel yaal. Col galay waxay xoolo
Geel iyo gamaanba haysteen waxba lagama. Tegin
Beesha abaan duulaheedii ayaa kasamri waayey faras. Aad u qiimo badnaa oolaga dhacay
Faraska waxaa saami u. Helay. Abaan. Duulihii
Colkii wax. Dhacay. Oo il. Waxka. Qabay
Loona yaqaanay. Ilaw
Farasku. Fardaha. Wuu ka. Tilmaanaa
Odaygii. Ilaawe. Habeenkii. Kolkuu seexday
Intuu. Koorihii. Kafuray. Buu. Barkaday
Faraskiina. Wuu. Dooday
Faraskii habeenkii. Buu. Baxsaday
Faraskii. Alle wuu soo nabad. Geliyey
Isagoo. Xadhigii. Jiidanaya wuxuuna. Ugalay.
Qabiil. Yar. Oo. Aan. Badnayn
.abaanduulihii.faraska.lahaa.ayaa.loo sheegay
Faraskiisii. Isagoo. Kuxidhan.duleedka
Ninkii.uu.ugalay.farasku
Si.hawl.yar ayuu. Faraskiisii ugu. Yimi degdeg. Buu. Jaraha.u. Geliyey oo. Qoofalkii. Ka furay
Kolkaas. Wuxuu tiriyey GeerarkanCaanka. Noqday
Isaga. Oo. Aad. Ugu. Farxay faraskiisii
Oo. Dhib. Yaraan. Ugu. Soo. noqday
Ilaahii odaygii. Isha goofa. Lahaa
Agabtaw. Barkiyoow
Ilaahii. Bali. Wayn. Mariyee oomanaha. Kaduwoow
Axmed kaan. Kadhashiyo. Ninkastoo.
Amarwayn waysku. Eedilahayne
Ilaahii. Odala ugashaw. Adigaa. Mahadaa leh
Haatan. Caawa. Way ii ahaatay. Inaan. Geeraaro
Cirku. Haduu. Doono inuu curto. Laftaa. Badisa
Saaxiibkay. Biixi. In. Wakhtigu. Kajanjeedho
Waxaad. Ku garataa
Labdii. Inagoogaar. Ee. Iyaga. Oo. Aan
Dawladii waxba. Laqaban. Xildhibaanadoodii
Lasoo. Baxay. Waa cali. Mareexaan. Iyo
Xildhibaan. Ibraahin. Caraale
Ee. Anagana. Culayska. Naguhayey
Marhaduu. Yidhi. Hawsha. Faraha. Ugaqaada
Qoladaan. Ubixiyey hargamadhan. Sidayaal
Ee hal xildhibaan lasoo. Bixiwaayey. Iyagoo. Wasiiro. Ah. Ilaahow adigaa mahadaa. Leh
Ma. Caawaanu. Labaatan. Xildhibaan. Haynin
Oo. Ay.. Ooda. Soo jebiyeyeen xildhibaanadii. Kulmiye ku. Wii. Mucaaradka. Iskadaayoo
Ma. Caawaan. Ku. Geeraarayaa
Waxaan. Uubateeyaba tokay. Ooda. Soo jebiye
Waxaa qoray Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow