HARGAYSA(W,N)-Muwadin Aadan xaashi oo mudo 5bilood ah ku xidhnaa magaalada hargasya kadib markii ay xihdeen ciidamo uu sheegay in uu watay wiil uu dhalay madaxwayne biixi ayaa maanta maxkamada ciidanku siidaysay kadib markii ay ku wayday danbigii uu ku eedaysnaa ee mudadaa uu u xidhnaa.
Waxaana siidaynta muwadinkan ka hadlay qareenkii udoodayay,eheladiisa iyo qaarkamid ah dadkii u doodayay mudadii uu xidhnaa
Dhanka aadan xaashi ayaa ka hadlay siidayntiisa isagoo umahad celiyay cidkasta oo ka damqatay xadhigiisa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;