WAJAALE NEWS

Maxay Tahay Sababta Aan Madaxweynuhu Aanu Weli Iskugu Yeedhin Golaha Wakiilada Ee Cusub!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl Muuse biixi cabdi ayaa wali iskugu yeedhay fadhigii golaha wakiilada ee cusub kuwaasi oo sharciyay uu isagu leeyahay in uu asteeyo maalinta ay fadhiisanayaa

Hadaba maxaa keenay in aan ilaa hada madaxwaynuhu iskugu yeedhay golaha wakiilada ee cusub si ay udoortaan shir gudoonka golaha oo loolanka adag ka taagan yahay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version