HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyan maayarka kuxigeenka, xoghayaha dawlada hoose iyo xildhibaano katirsn xisbiyada mucaaridka ayaa booqasho ugu tagay qoys habeenkii xalay dab qabsaday gurigii ay daganaayeen ay kaga geeriyoodeen laba caruur ahi
Sidoo kale maayarka caasimada ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in loosoo gurmado qoyskan isagoo sheegay in ka dawlad hoose ahaan ay wax uqabanayaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;