LAASCANOOD(W,N)-Alle Ha Unaxariistee, Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ee Gobolka Sool Cabdillaahi Laba-go’le, Ayaa Caawa Fiidkii Dabley Hubaysan Ku dileen magaalada Laascaanood.
Majiro wax war oo wali kazoo baxay laamaha amaanka la xidhiidha dilka gudoomiyihi komishanka doorashooyinka ee gobolka sool marxuum cabdilaahi laba gole iyo in la qaybtaytoona dableydii ka danbaysay dilka masuulkan.
WIXII FAAH FAAHIN KALA SOCO WARARKEENA DANBE.