WAJAALE NEWS

Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Iska Casilayo Xilka Golaha Guurtida.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha uurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay wararka sheegaya in uu iska casilayo xilka gudoomiyaha golaha guurtida oo uu mudo hayay

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa sheegay hadii uu iscasilayo in uu istiqaalada ukeeni lahaa golaha guurtida balse aanu geeyeen madaxtooyada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version