HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga cadaalada Iyo daryeelka Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Shacabka Reer Somaliland ku hambalyeeyay munaasibada ciidul adxaha isagoo ilaahay uga baryay in uu sanadkaa sanadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabad qab
Sidoo kale gudoomye faysal ayaa sheegay in xukuumada hada talada haystaa ay tahay tii ugu liidatay ee soo marta dalka
Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu joojiyo tolaaday iyo ficilka uu ku wada xildhibaanada mucaaridka farayna in wasiiradiisu faraha kala baxaan arimaha doorashada shir gudoonka golaha wakiilada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/Gept6Bc4XyQ