WAJAALE NEWS

Faah Faahinta; Dilka Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Gar Adag Ee Gobolka Sanaag.

GAR ADAG(W,N)-Taliyihii ciidanka booliska ee degmada gar adag Alle ha,unaxariistee cabaas ayaa maanta lagu dilay deegaan katirsan degmada xili uu ku jira hawl ciidan.

waxaana dilka tliyaha ciidanka booliska faah faahin ka bixyay maayarka degmada gar adag.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version