WAJAALE NEWS

Faah Faahin Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh,

MUQDISHO(W,N)Qarax caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii qof walxaha qarxa isku soo xidhay uu isku qarxiyay maqaaxi ku taala agagaarka isgoyska kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Dadka waxyeeladu kazoo gaadhay qaraxan ayaa lagu dabiibayaa qaarkamid ah cisbitaalada magaalada muqdisho.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version