WAJAALE NEWS

Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Ay La Leedahay Somaliland Iyo Saamiga Maalgashi Ee Dekeda Berbera.

HARGAYSA(W,N)-Safiirka Dawlada Itoobiya Ufadhiya Caasimada Somaliland Ee Hargaysa oo maanta Khudbad ka jeediyay munaasibada bandhiga buugaagta caalamiga ee hargaysa ayaa ka hadlay xidhiidhka Labada dale e Somaliland iyo itoobiya iyo saamiga ay dawlada itoobiya ku leedahay maalashiga dekeda berbera.

Sidoo kale safiirka itoobiya ufadhiya Somaliland ka hadlay muhiimada ay shacabka uleedahay bandhiga buugaagta hargaysa ee uu hormuudka ka yahay jaamac muuse jaamac.

Dhanka kale safiirka dalka itoobiya ayaa siqoto dheer uga hadlay wadashaqaynta Somaliland iyo itoobiya ee dhinacyada nabadgalyada,ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kale oo muhiim u ah labada shacab.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version