HARGAYSA(W.N)-Dawlada hoose ee hargaysa oo ay hor kacayaan maamulka iyo ciidanka boolisku ayaa saaka olole wado bananayn ah ka fulisay xaafada liinka bilayska oo gabi ahaanba wadooyinkeedu xidhnaayeen taasi oo sobobtay in meel laga galo la waayo dab habeen dhawayd ka kacay oo ay ku geeriyoodeen laba caruur ahi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;