HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh Axmed Dayib ku cadeeye oo kamid ah xldhibaanada kazoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay loolanka ay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ugu jiraan hanashada shir gudoonka golahaw wakiilada iyo aragtida uu qabo in loo doorto golaha hogaamintiisa
Sidoo kale xildhibaan sh.axmed dayib ku cadeeye ayaa wax laga waydiiyay warar kutiri ku teen ah oo sheegay in uu kulan dhexmaray madaxwayne biixi oo doonaya in uu taageero xisbigiisa
Xildhibaan ku cadeeye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaasi isagoo sheegay in aanay jirin madaxwaynaha ay ku kala aragti yihiin dorashada shir gudoonka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;