HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa ugu baaqay in ay kala soo qaybgalaan olole nadaafadeed oo laga fulin doona xaafadaha magaalada hargaysa iyo wakhti la fulinayo iyo sida ay isku qaybinayaan xaafaduhu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;