WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Cashuur Dhaaf Usamaynaysa 200 Oo Gaadiid Yar Yar Ee Bilaa Taarikada Ah.

HARGAYSA(W,N)-Wasaaradaha maaliyada iyo gaadiidka ayaa shaacisay in cashuur dhaaf usamaynayso inka badan 200 gaadiidka yar yare e bilaa taarikada ah

Sidoo kale masuuliyiinta wasaaradaha ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay cashuur dhaafka usiinayaan gaadiidka yar Yar Ee bilaa taarikada ah .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version