HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka jawaabay hadal uu maanta codsi ugu diray xildhibaan cabdikariim axmed mooge isagoo kulan la yeeshay islamarkaana ay ka wada hadleen arimaha ka taagan doorashada maayarka caasimada
Sidoo kale kulan oo uu goob joog ka ahaa wasiirka arimaha gudaha ayaa ka hadlay sida loo dooranayo maayarka iyo waxa xukuumada looga baahan yahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;