WAJAALE NEWS

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Sheegay In Guuldaradii Xisbiga Kulmiye Kasoo Gaadhay Doorashada Ay Tahay Fariin Ku Socota Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa sheegay Guuldaradii xisbiga kulmiye soo gaadhay doorashadii deegaanka iyo wakiilada in tahay fariin cad oo ku socota madaxwayne biixi ahna gudoomiye xisbi xaakimka kulmiye

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version