WAJAALE NEWS

Sheikh Siciid Sokeeye Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Joojiso Laaluushka Ay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Kula Dhex Wareegayso!

HARGAYSA(W,N)-Sheekh  Siciid Sokeeye oo kamid ah culimada magaalada hargaysa kana mid ah  xildhibaanadii kusoo baxay golaha wakiilada Somaliland Oo maanta khubadii jimcaha ka jeediyay masaajid magaalada hargaysa ayaa  sheegay in xukuumadu doonayso in laaluush lagu codeeye isagoo uga baaqay in ay  joojiso qarashka danyarta laga loo qaaday  ee xildhibaanada lagu iibsanayo.

HALKAN KAGA BOGO KHUDBADA SHEEKHA;

.

Exit mobile version