HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah musharixiintii iska sharaxay xisbiga wadani oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in codadkii uu dhac iyo isbada marin uu ku sameeyey xisbigii ay ka sharaxnaayeen ee wadani
Musharixiinta oo kazoo jeeda deegaanka axmed dhagax iyo balli gubadle ayaa wacad ku mary in ay aarsadoonaan xisbiga wadani
Musharax muj xuseen Aadan cade oo usharaxnaa golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa sheegay in aanu dhicin balse xisbiga wadani uu dhacay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;