Hargeysa-(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay shirweynaha qaran ee Sakadda kaasi oo muddo laba maal-mood ah ka soconaya magaalada Hargaysa oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta Jamhuuriyadda Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;